Saturday, March 23rd, 2019

Xiligii Waalidiinta Iyo Macalimiintu afkooda Hooyo u Hiiliyeen bilaawgii May sannadkii 1998

Published on Februar 20, 2019 by   ·   No Comments

leeyskii kuwii shiidoow Abaal Baan idinheeyna.

Xiligii Waalidiinta Iyo Macalimiintu afkooda Hooyo u Hiiliyeen bilaawgii May sannadkii 1998 ee magaalada Zürich, ayagoo Hoggaankooda ku Taageersan, Waajibkooda Barida Afka Soomaliga ee Dhalaankooda. Gudashada ilaalinta jiritaanka Soomalinimo oo ay Guteen ee Dugsigiisi 1998 ee Barashada Afka Soomaliga iyo Dhaqanka. Waxaan Qirayaa in Wakhtigi iyo Dulqaadkii badanaa ee la Geliyey ay Miro dhaleen oo ay Meel mareen.Ayadoo aad Arki kartid Dhallaanka Xilligaan oo Afkooda Soomaliga si wacan uga Hadlaya, iyadoo kuwii ka Danbeeyay aaney Nasiib u helin.
Waxaa Allaha Awoodda leh uga baryayaa inuu Janadii Fardowsa ka Waraabiyo Marxuum Haaji Ahmed Abdirahmaan. Waxaan halkan Uga Mahadnaqayaa Macallin Cumar Muuse Tarabi.
Dhamaan Waalidiyntii Waqtigaa u kacay u Hiillinta Afka Hooyo.
Waxaan Cafinaynaa intii nagu Gardoorrootay ee in uu xirmo Dugsigu u aheyd Sabab, kuwaasoo Ummada iyo Naftoodaba Hagradey.

Mustaf Bashir Gobdon51735329_2219505741654755_8626715914533863424_o

Readers Comments (0)





Warning: Use of undefined constant end - assumed 'end' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /srv/www/vhosts/somaliswissdiaspora.com/httpdocs/wp-content/themes/codkadalka_theme/functions.php on line 1037
SOMALISWISSRADIO

SAWIRO-KULANKA QAXWAHA EE SSD AY SOO QABAN QABISAY OO SI HERSARE LEH U DHAMADAY-

November, 16, 2015
Waxaa maanta oo axad ah si fiican u ...

SAWIRO- Wariya Cabdi Cajiib oo howlo shaqo u joogo magaalada hargeysa Somalilan- kana Tirsan Somaliswissradio Soona Bandhigay(Buuga cusub)

August, 2, 2015

Daawo sawirrada socdaalkii John Kerry ee Magaalada Muqdisho iyo Kulamo uu la qaatay madaxda Dalka

Mai, 5, 2015
Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo ra’iisul ...

DIASPORA