Wednesday, May 22nd, 2019

Shirka Nidaamdejinta Qaxootiga Caaalamka ee ka dhacay Marrrakesh 10 Dizember 2018, ayaa Maanta lagu Ansixiyay Qaraar cusub oo 193 Wadan wada Ansixiyeeyn.

Published on Dezember 21, 2018 by   ·   No Comments
Die internationale Staatengemeinschaft hat am Montag in Marrakesch den Uno-Migrationspakt gutgeheissen. Uno-Generalsekretär Antonio Guterres nannte den Pakt eine "Roadmap zur Vermeidung von Leid und Chaos".

Die internationale Staatengemeinschaft hat am Montag in Marrakesch den Uno-Migrationspakt gutgeheissen. Uno-Generalsekretär Antonio Guterres nannte den Pakt eine “Roadmap zur Vermeidung von Leid und Chaos”.

waxaa shirka Horey loogu heshiiyay shirkii September 2016 ka dhacay Newyork. 193 Wadan ayaa isugu Tagay Markesh Marooko waxaa soo baxaya wadamo Badan oo eey xukumaan xisbiyada garabka Midig eeysan u soo Dirsan Wafdi Heer wasiira Marka laga Reebo Jarmalka oo eey Ka timid Raisalwasaraha Markel waxana eey horseed u Noqotay in Qalinka lagu wada duugo qorshe Caalamiya oo ku saabsan soo Galootiga ka soo qaxaya Dagaalada wadamadooda, in ku dhow 70 Sano ayaa laga Jooga Heshiiskii Qaynuunka Qaxootinimada ee La Magacbaxay Heshiiskii 1951 ee Geneva.
Halkan waxaa ah qawaaniintii heshiiskii September 2016 ee magaalada New York.In la dhoowro xuquuqda Aadminimo ee qofka Qaxootiga ah.Cartuurta dadka soo galootiga ahi iney helaan Waxbarasho sida ugu dhakhsiyo badan.In kaalmo la siiyo Waddamada ay aad ugu soo qaxeen qaxootigu.In si aad ah looga hortago kuwa cunsurinimada kula dhaqma dadka soo galootiga ah.

Readers Comments (0)





Warning: Use of undefined constant end - assumed 'end' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /srv/www/vhosts/somaliswissdiaspora.com/httpdocs/wp-content/themes/codkadalka_theme/functions.php on line 1037
SOMALISWISSRADIO

SAWIRO-KULANKA QAXWAHA EE SSD AY SOO QABAN QABISAY OO SI HERSARE LEH U DHAMADAY-

November, 16, 2015
Waxaa maanta oo axad ah si fiican u ...

SAWIRO- Wariya Cabdi Cajiib oo howlo shaqo u joogo magaalada hargeysa Somalilan- kana Tirsan Somaliswissradio Soona Bandhigay(Buuga cusub)

August, 2, 2015

Daawo sawirrada socdaalkii John Kerry ee Magaalada Muqdisho iyo Kulamo uu la qaatay madaxda Dalka

Mai, 5, 2015
Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo ra’iisul ...

DIASPORA