Saturday, September 23rd, 2017

Musliimiinta Switzerland ayaa salaadii Ciidul fidriga ku Tgay Maanta Axada 25, Jun 2017

Published on Juni 25, 2017 by   ·   No Comments

Musliimiinta Switzerland ayaa salaadii  Ciida waxa ay ku Ogeen Goobo kala gedisan inkastoo Magaalooyinka waa weeyn sida Zurich, Basel, Bern iyo Geneva eey ahaayeen Meelaha Maanta Axada sida weyn Loogu dabaal Degay Musaanada Ciida Fidriga.

Magaalada Zurich oo ah Magaalada ganacsiga dalka Switerland oo aan saaka kaga qeyb galay salaadii Ciida, ayaa waxaa goobta lagu tukanayay salaada Ciida  sidoo kale ku sugnaa Soomaalid aad u fara Badan oo wajiyadooda laga dheehan karay farax iyo Reyn Reyn.

Qaar ka tirsan Soomaalidii Saakay ku Ciiday Magaalada Zurich ayaa iyagoo aad u Faraxsan waxa eey ka hadleen sida uu dareenkooda yahay iyagoo sidoo kale ka faa’iideestay fursad  Maalinta Ciida iyo Axada oo Dadka Badan Fasax ah.

Mustaf Bashir Gobdon

2017-06-25 08.37.26

19399644_1781472895201336_7638984427398707273_n

19420423_1781498821865410_5980132571819359939_n

19429751_1886095084995824_471041431220670660_n

Readers Comments (0)




SOMALISWISSRADIO

1

SAWIRO-KULANKA QAXWAHA EE SSD AY SOO QABAN QABISAY OO SI HERSARE LEH U DHAMADAY-

November, 16, 2015
Waxaa maanta oo axad ah si fiican u ...
1

SAWIRO- Wariya Cabdi Cajiib oo howlo shaqo u joogo magaalada hargeysa Somalilan- kana Tirsan Somaliswissradio Soona Bandhigay(Buuga cusub)

August, 2, 2015
1

Daawo sawirrada socdaalkii John Kerry ee Magaalada Muqdisho iyo Kulamo uu la qaatay madaxda Dalka

Mai, 5, 2015
Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo ra’iisul ...
radio

Dhageyso Somali Swiss Radio 30.10.2014, wareysi Yusuf Garaad Cumar oo kusoowajahan Switzerland, Cali Aar oo joogo Magaalada Muqdisho. wareysi Xogayaha ururka Iftin Sacdiya muxudiin iyo dood kusaabsan Qilaafka madaxda sare

Oktober, 30, 2014
Waxa lagu wareystay Yusuf Garaad Cumar oo joogo ...

DIASPORA