Wednesday, November 20th, 2019

SAWIRO-KULANKA QAXWAHA EE SSD AY SOO QABAN QABISAY OO SI HERSARE LEH U DHAMADAY-

Published on November 16, 2015 by   ·   No Comments

Waxaa maanta oo axad ah si fiican u qabsoomay  kulankii qaxwaha waxana lagusoo bandhigay waxqabadka Somaliswiss Diaspora., waxana kasoo qeybgalay somalida dagan Zürich, gudoomiyaha African Diaspora, iyo kooxda Mustaqbalka fiican ku leh cayaaraha kubada cagta  FC som Zürich.. waxaana halkaasi lees weedaarsanayay fikrado kala duwan . dhanka kale madaxa afrikan diaspora oo si fiican dadka u fahamsiyay sharciyada wadankaan kajira qaabka ay dowlada federalka swiska u shaqeyso iyo waliba qofka shaqeyo waxa uu xaquuq u leeyahay, waxaana halkasi su,aalo lagu weydiyay madaxa afrikan diaspora,.

Ugu dambeyntii ururka SOMASWISS DIASPORA ee fa dhigoodu yahay magalada zurich ayaa sanadka dambe soomaalida u balan qaday in ay usoo dhicin doonaan jaanisyada  ka jiro dalkani ayigoona ugu baaqay in ay ka faa ideystaan soomaalida dagan swiss-ka gaar ahaan Zurich aaroow iyo gobolo kale,

#MCC

Readers Comments (0)





Warning: Use of undefined constant end - assumed 'end' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /srv/www/vhosts/somaliswissdiaspora.com/httpdocs/wp-content/themes/codkadalka_theme/functions.php on line 1037
SOMALISWISSRADIO

SAWIRO-KULANKA QAXWAHA EE SSD AY SOO QABAN QABISAY OO SI HERSARE LEH U DHAMADAY-

November, 16, 2015
Waxaa maanta oo axad ah si fiican u ...

SAWIRO- Wariya Cabdi Cajiib oo howlo shaqo u joogo magaalada hargeysa Somalilan- kana Tirsan Somaliswissradio Soona Bandhigay(Buuga cusub)

August, 2, 2015

Daawo sawirrada socdaalkii John Kerry ee Magaalada Muqdisho iyo Kulamo uu la qaatay madaxda Dalka

Mai, 5, 2015
Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo ra’iisul ...

DIASPORA