Tuesday, November 21st, 2017

SAWIRO -Waxaa Maanta lasoo Afjaray Integrationka Ogaanshaha Stadt Zurich -iyo Shahaado Labixiyay:

Published on Juni 14, 2015 by   ·   No Comments

Waxaa maanta magaalada Zurich lagu soo afjaray Saminaar ama Integrationka isdhaxgalka bulshada-iyo in aad barato halka aad ku nooshahay ee Zurich- Koorsadaan ayaa waxa ay bilaabatay 23 may ee bishii la soodhafay 2015 -koorsadaan oo aheyd mid shadaado sharaf lagu qaadanayo taas oo ah Zertifikat ay bixiso Stadt Zurich iyo Xubnaha soomaali swiss diaspora-

Dadkii kasoo qeybgalay markii ay soo bilaabatay iyo maanta oo ah taariikhda 13 juun. waxaa la gudoonsiyay shahaado sharaf waxaana goobta joogay maanta oo marti ku ahaa misna ka hadlayay arimaha qaxootiga iyo sharciyada dalkani swiss-ka Madaxweynaha Ururka Afirkaan Diaspora –

isku soo wada duuboo Dadkii shahaadada qaatay waxaa ay maanta si wada jir ah ugu hambalyeyeen. madaxda ururka somali swiss diaspora oo kala ah Mr Mustaf Bashir Gobdoon, Yonis Hasan Timos iyo Hassan Cisman –

Fiiro Gaar ah waxaa wali sii socda Koorsadii Gobolka ogaanshahiisa halka aad ku nooshahay waxaana ay dhacdaa asbuucii 3 maalin waxaana qof kasta oo kasoo qeyb gala la gudoonsiin doonaa shahaado  kanton zurich ah — üüüüüIMG_4184

 

 

 

(Mcc)

Zurich Switzerland

Mcc10@hotmail.co.uk

Readers Comments (0)




SOMALISWISSRADIO

1

SAWIRO-KULANKA QAXWAHA EE SSD AY SOO QABAN QABISAY OO SI HERSARE LEH U DHAMADAY-

November, 16, 2015
Waxaa maanta oo axad ah si fiican u ...
1

SAWIRO- Wariya Cabdi Cajiib oo howlo shaqo u joogo magaalada hargeysa Somalilan- kana Tirsan Somaliswissradio Soona Bandhigay(Buuga cusub)

August, 2, 2015
1

Daawo sawirrada socdaalkii John Kerry ee Magaalada Muqdisho iyo Kulamo uu la qaatay madaxda Dalka

Mai, 5, 2015
Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo ra’iisul ...
radio

Dhageyso Somali Swiss Radio 30.10.2014, wareysi Yusuf Garaad Cumar oo kusoowajahan Switzerland, Cali Aar oo joogo Magaalada Muqdisho. wareysi Xogayaha ururka Iftin Sacdiya muxudiin iyo dood kusaabsan Qilaafka madaxda sare

Oktober, 30, 2014
Waxa lagu wareystay Yusuf Garaad Cumar oo joogo ...

DIASPORA