Saturday, September 23rd, 2017

DAAWO SAWIRADA-Kulan ku saabsanaa ogaanshaha siyaasada iyo nidaamka Fedraalka oo ka Dhacay Zürich

Published on Juni 12, 2015 by   ·   No Comments

Waxaa Galabta Siminar si wanagsan looga faa ideystay lagu qabtay xarunta kulanka ogaanshaha halka aad Degantahay Zürich waxa looga hadlaayay Taariikhda Switzerland nidaamka Federaalka , xisbiyada waxaa uu kulanka u dhacay si wanagsan oo waxbadan laga ogaaday halka aan ku noolahay ee Swisska waxa ka socda. .dhanka kale waxa ka soo qeyb galay dadweyne ama dhalinyaro ku nool Gobolka Zurich- Madaxda Somaliswisss Diaspora oo bulshada u soo bandhigtay Seminaarka.Ragaas oo kala ah Mr Yonis Timoos, Gobdoon, iyo Haasan Cismaan.. Sidoo kale Ninka laga faa ideysanayay oo u dhashay Dalkani oo lagu magacaabo (President Hadia Medical Somaliland Toni walter)  Ninkaan oo Qibrad u hel Taariikhda Dalkani Swisska iyo Arimaha Federaalka- Mr Toni ayaa sidoo kale ka soo shaqeyay Dalkeenii hooyo ee soomaliya asigoona aad ula socdo arimaha hada ka jira soomaaliya iyo Dowlada somaaliyeed… Seminaarkaan ayaa sii socondoona ilaa maalmaha fooda inagu soo haya.. hadii aad ku nooshahay Gobolka Zurich wax badan ka ogoow Gobolka–

HALKAAN HOOSE KA DAAWO SAWIRADII MAANTA EE SIMINAARKA


1907484_10153431990439306_1693777583462159161_n

 

2

(MccMahad)

Zurich Switzerland

mcc10@hotmail.co.uk

Readers Comments (0)




SOMALISWISSRADIO

1

SAWIRO-KULANKA QAXWAHA EE SSD AY SOO QABAN QABISAY OO SI HERSARE LEH U DHAMADAY-

November, 16, 2015
Waxaa maanta oo axad ah si fiican u ...
1

SAWIRO- Wariya Cabdi Cajiib oo howlo shaqo u joogo magaalada hargeysa Somalilan- kana Tirsan Somaliswissradio Soona Bandhigay(Buuga cusub)

August, 2, 2015
1

Daawo sawirrada socdaalkii John Kerry ee Magaalada Muqdisho iyo Kulamo uu la qaatay madaxda Dalka

Mai, 5, 2015
Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo ra’iisul ...
radio

Dhageyso Somali Swiss Radio 30.10.2014, wareysi Yusuf Garaad Cumar oo kusoowajahan Switzerland, Cali Aar oo joogo Magaalada Muqdisho. wareysi Xogayaha ururka Iftin Sacdiya muxudiin iyo dood kusaabsan Qilaafka madaxda sare

Oktober, 30, 2014
Waxa lagu wareystay Yusuf Garaad Cumar oo joogo ...

DIASPORA