Saturday, September 23rd, 2017

Shalay Magaalada Bern ee Caasimada Dalka Switzerland ayaa waxaa kulan gaar ah ku yeeshay Danjiraha Dowlada Switzerland ee Soomaaliya Dominik Langenbacher iyo Hogaanada ama horjoogayaasha Jaaliyadaha Soomaaliya ee Switzerland.

Published on November 26, 2014 by   ·   No Comments

Shalay Magaalada Bern ee Caasimada Dalka Switzerland ayaa waxaa kulan gaar ah ku yeeshay Danjiraha Dowlada Switzerland  ee  Soomaaliya  Dominik Langenbacher iyo Hogaanada ama horjoogayaasha  Jaaliyadaha Soomaaliya ee Switzerland.

Kulankan ayaa waxa uu  Danjiraha kaga hadlayay waxqabadkiisa mudadii sanadka eheed oo uu ka shaqeynayay Gudaha Soomaaliya , iyo warbixin uu Soomaalida ka siinaayay socdaalo uu ku soo maray Magaalooynka Soomaaliya qaar sida Muqdisho, Garowe iyo Hargeysa.

Danjire Langenbacher ayaa sidoo kale sheegay in uu aad ula dhacsanyahay sida uu haatan yahay xaalka Soomaaliya iyo dhismaha Maamul Goboleedyada  balse Dowlada looga fadhiyo in ay waxqabadkeeda sii kordhiso.

Sidoo kale Waxa uu warbixin ka dhageystay Soomaalida ku dhaqan Switzerland isagoo kula dar daarmay in ay sii laba jibaaran sidii ay ugu midoobi lahaayeen Hal Dalad oo kulmisa Shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka Swizerland.

Qodobo Badan ayuu  ka hadlay safirka oo uu ka mid ahaa mid la xiriira khilaafka ka dhex taagan Madaxda sare ee Dalka wuxuuna sheegay in Dowladiisa ay ka xuntahay isqab qabsiga ka dhex aloosan Madaxda sare ee Dalka gaar ahaan Ra’isul Wasaaraha iyo Madaxweynaha.

Mas’uuliyiintii shalay Danjiraha Switzerland ee Soomaaliya kulanka la qaadatay waxaa ka mid ahaa Gudoomiyaha Somaliswiss Diasparo Mustaf Bashiir Gobodon isaga ayaana ka wareysan Xogta rasmiga ah ee  kulankii ay shalay la yeesheen Danjire Domonik Langenbacher.

http://www.umadanews.com/?p=4596

https://www.sendspace.com/file/qw45hv

Readers Comments (0)




SOMALISWISSRADIO

1

SAWIRO-KULANKA QAXWAHA EE SSD AY SOO QABAN QABISAY OO SI HERSARE LEH U DHAMADAY-

November, 16, 2015
Waxaa maanta oo axad ah si fiican u ...
1

SAWIRO- Wariya Cabdi Cajiib oo howlo shaqo u joogo magaalada hargeysa Somalilan- kana Tirsan Somaliswissradio Soona Bandhigay(Buuga cusub)

August, 2, 2015
1

Daawo sawirrada socdaalkii John Kerry ee Magaalada Muqdisho iyo Kulamo uu la qaatay madaxda Dalka

Mai, 5, 2015
Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo ra’iisul ...
radio

Dhageyso Somali Swiss Radio 30.10.2014, wareysi Yusuf Garaad Cumar oo kusoowajahan Switzerland, Cali Aar oo joogo Magaalada Muqdisho. wareysi Xogayaha ururka Iftin Sacdiya muxudiin iyo dood kusaabsan Qilaafka madaxda sare

Oktober, 30, 2014
Waxa lagu wareystay Yusuf Garaad Cumar oo joogo ...

DIASPORA